War Deg Deg Ah: Waa Kuma Guddomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Jsl ?

62

Waxa saaka cod buuxa lagu Dooratay guddoomiyah cusub ee Golaha wakiiladsa Jamhuuriyada Somaliland oo cod aqlabi lagu Doortay aya waxa cd ku guulaysatay Guddoomiyah Cusub ee ay u tartamyeen

Laba Xildhibaan Ee Klala ah Baashe Maxamed Faarah Iyo Xildhibaan Tanyaale oo waxana cod ahan ay kala haleen

Baashe Maxamed Faarah 39 Cod ayu ku helay Guddoomiyanimada Golaha Wakiilada Jsl

Sido kala waxa u codaysay Xildhibaan Tanyale oo helay 38 Cod aya lagag halay hal cod oo kaliyah

Comments

comments