Xildhibaan Baar Siciid oo ah gabadha kaliya ee ku jirta Baarlamaanka Somaliland ayaa ka hadashay Caddaalad-daradii maanta ka dhacday gollaha wakiillada iyada oo sheegtay in lagaga shubtay Xildhibbaan Cabdiraxmaan Talyanle oo ahaa Murrashaxii ay u codaysay

Comments

comments