DegDeg: Diyaaradda Caalamiga ah ee Emirates oo Duulimaadyo ka Bilaabaysa Hargeisa

170

Shirkadda Diyaaradaha Caalamiga ah ee Emirates ayaa Si rasmi ah Duulimaadyo uga Bilaabaysa Hargeisa iyadoo Booking System keeda kusoo Dartay Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport.

Shirkaddan Emirates ayaa Noqonaysa tii Sadexaad ee Laga Leeyahay Dalka imaaraadka Carabta ee Duulimaadyo ka Bilowda Somaliland, Diyaaradda ayaa Lagu tilmaama Diyaaradaha ugu Casrisan Aduunka, isla markaaana ugu raaxada Badan Xaga Duulimaadyadda.

Dawaladda imaaraadka Carabta ayaa Kor u qaaday Mansabka ay Somaliland ku Leedahay Aduunka iyadoo noqotay Dawladdi u Horeysay ee Maalgashata Dawladdan aan Wali Aqoonsiga Helin.

Comments

comments