War Deg Deg Ah: Mudaharaad Waali Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Burco Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

115

Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool magaalada Burco ayaa waxaa ay xaafada Baar Siigo ee magaaladaasi ay ka sameyeen Mudaharaad iyaga oo ka cabanaya dhul wadooyin ahaa oo ay sheegen in maayarka Burco uu ka iibiyey dad ganacsato ah

Comments

comments