Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismacil Jirde oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley iscasiladii uu gudoomiye Ciro ku sameeyey xilkii gudoomiyaha golaha wakiilada ee uu hayey muddo 12 Sanno ah

Sidoo kale Xildhibaan Cabdiqaadir ayaa sheegay in gudoomiye Ciro Iscasiladiisa ka soo horumariyey wakhtigii uu sharcigu u ogalaa in uu xilka golaha wakiilada sii hayo

 

Comments

comments