Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland Saleeban Axmed Ciise Xaglotoosiye ayaa waxaa uu eedeymihii ugu cuslaa u jeediyey gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe

Wasiir Xaglo Toosiye ayaa waxaa uu Faysal ku sifeeyey in uu yahay nin yaqaana cunsiriyada iyo basaasnimada isla markaana waxaa uu dawlad deeganka Somalida Itoobiya ka raali galiyey eedeymo uu dhawaan Faysal u jeediyey

 

Comments

comments