Somaliland: Cali Guray Oo Marki Ugu Horeysay Xukuumadda Ka Codsaday in Kaniisada Lagu Wareejiyo Balse Muxu Ku Falay ?

63

Somaliland: Cali Guray Oo Marki Ugu Horeysay Xukuumadda Ka Codsaday in Kaniisada Lagu Wareejiyo Balse Muxu Ku Falay ?

Muj Cali Guray ayaa waxaa uu xukuumada Somaliland ka codsadey in ay siiso oo ay ku wareejiso dhulkii ay ka dhisneed kaniisad Hargeysa Laga furay oo ay xukuumadu iminka xidhay .

Cali Guray oo qoraal uu arintani kaga hadlaayo soo dhigay bartiisa Facebook ga ayaa  sheegay in uu yahay muwaadin xaq u leh oo Hargeysa aan ku laheyn hal baloodh waxaana uu yidhi

“Anigu waxan si rasmi u dalbanayaa dhulkii kiniisadii hore ee Kaatoliga in la i siiyo aniga oo muwaadin Somaliland ah degaan ahaanna ka soo jeeda Caasimadda oo aan ku lahayn dhul hal baloodna ha noqdo eh ama ha la ii diido ama ha la ii ogolaado eh xaq baan u leeyahay in aan codsado ” ayuu yidhi Muj Cali Guray

Comments

comments