Deg Deg: Goorma Aya La Dooran Doona Guddomiyaha Cusub Ee Aqalka Wakiilada

39
Shirgudoonka

Gudoomiyihii hore ee golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu shaaciyey wakhtiga la dooran doono gudoomiyaha cusub ee golaha wakiiilada

Ex Gudoomiye Ciro ayaa sheegay in gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada la dooran doono maalinta Axda ee todobaadka soo socda

” Mudanayaal waxaa la dooran doona gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada maalinta Axada , maanta aniga uun baa is casilay , cidii danbe ee is casishana dib ayaad ka ogaan doontaan waana in ay soo gudbiyaan cidii xilkan u sharaxan  ‘

Comments

comments