Murashaxa Xisbiga Waddani Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay Degmada Alaybaday ee Gobolka Gabilay. Hoos ka DAAWO Sidii Murashaxa Xisbiga WADDANI loogu soo dhaweeyay Degmada Alaybaday

Comments

comments