DegDeg: Cirro oo la Kulmay Wasiir Juxaha Somalia iyo Waddani oo markale Cadeeyey Siyaasaddiisa Somali weyn

Cirro oo la Sawiran Juxa

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Fedraalka ee Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) ayaa kulmay dhawaan sida ka muuqata sawirkan.

Kulankani Waxaa Qayb ka ahaa Murrashaxa Madaxweyne ku xigeenka ee WADDANI Amb Maxamed Cali iyo Wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale duur oo hadan ka tirsan Xisbiga WADDANI iyo qaar ka tirsan Musdambeedka Xisgibaas.

Gudoomiye Ciro oo la Sawiran Wasiir Juxa

Gudoomiuaha Xisbiga Waddani ayaa Waxa hore loogu eedeeyey in uu la kulmay Madaxweynaha Maamulka Muqdisho ee Farmaajo. sida uu hore u cadeeyey Farmaajo laftiisa Waraysi uu siiyey Tv-ga

Read More: Somaliland: Did you Know? Somaliland’s main opposition party has the same campaign slogan as Farmaajo

Read More: War Deg_Deg Ah: Daawo Farmaajo Oo Sheegay Inay Cirro Ku Kulmeen Dalka Nayrobi

Read More: Somaliland: Daawo Xisbiga Wadani Oo Wali Hibanaaya Kulankii Dhexmaray Gudoomiye Ciro Iyo Raysal Wasaaraha Somalia

Read More: Somaliland: Wasiir Si Badheedh Ah Ugu Cadayey Inu Cirro Yahay Wakiilka Farmaajo

Read More: Somaliland: “Xisbiga Waddani Waxa Uu Caddaystay In Uu Wakiil Ka Yahay Farmaajo” Maxamed Muuse Diiriye.

Read More: Somaliland: Daawo Xisbiga Waddani Oo Wali Tumaye Durbaanada Somali Weyn

Read More: Cajiib: “Maxa Ka Jira Inu Farmaajo Maal Galiyo Xisbiga Waddani” Siyaasi Markaliye uun waddani Afka U Furatay Balse Waa Kuma

Read More: Xog Culus Xisbiga Waddani Oo Cadaystay Inu La Mawqif Yahay Xukuumadda Farmaajo

Comments

comments