War Deg Deg Ah: Ma Dhabaa In La Dilay Fanaanka Maxamed Bk Balse Yaa Dilay ?

152

warar lagu kalsoon yahay oo soo gaadhaye xafiiska wararka shabakada 24Somaliland.com aya waxa ay sheegayn in xalayto lagu dilay Fanaanka caanka ah ee Maxamed Siciid Cabdi Bk Isaga oo show Aroos ku qabtay Xaafad ka mid ah magaalada Hargeysa

Waxay wararku sheegayan in xalato fanaanku ku qayb galay aroos ka dhacay xaafada 26 June Gar ahan Goljano ay waxa la sheegay marku dhamaaday arooski in  ay qabtaan Koox Dhalin yaro ah oo mobilada iyo waxa la midka ah qaada oo ay fanaanka dileen isaga oo ay ka qaadan mobilkiisi aya waxay sido kala dhacyo soo gaadhsiiyeen fanaanka

Sida ay wararku sheegayn waxa u imik ku sugan yahay dhakhtarka weyn ee caasimada hargeysa isaga oo xaalad caafimad u jiifa

Comments

comments