Abwaan Xasan Ganey oo kamid ah abwaanada waa way nee Somaliland ayaa xalay kulan caways ah oo dhex maray ururka abwaanada ee loo yaqaano mus-dambeedka Abwaanada iyo dhalinyara caasimada Hargeysa,waxa uu ka tiriyey maaso cusub oo saddex qaybood ka kooban.

Comments

comments