War Deg Deg Ah: Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Dhex Hilaacay Xarumaha Xisbiga Waddani

Warra hada soo gaadhaye xafiiska warbaahinta shabakada 24Somaliland.com aya waxa ay sheegayan in saaka subaxii hore iska soo xadiriyey Xafiiska Guud ee Xisbiga Waddani Qoraga Weyn Ee Caanka ah mr boobe yuusuf ducaale Iyo ujeedad Socdaalkiisa

Waxa ay wararku nagu soo gaadhayn inu boobe Yuusuf Ducaale Saaka Kulan Yaro koban La Yeeshay Madax-Da Sare Ee xisbiga waddani isaga oo la filayo in dib ugu soo rogaal celiyo xisbiga waddani markii ay siyaasiyiin baxad ku leh gobalka gabilay iska soo xadiriyey

waxana la sheegaye inu boobe Yuusuf Ducaale kulan yaro laab xadhasho ah u sameeyey Madaxda xisbiga waddani oo gabi ahanba xafiisyada ku soo wada maray

Comments

comments