Deg Deg: Xasan Sheekh Oo Mar Kala Dhex Ka Noqon Doona Wada-Hadalada Somaliland Iyo Somalia Balse Siilaanyo Ma Yeeli Doona?

Deg Deg: Xasan Sheekh Oo Mar Kala Dhex Ka Noqon Doona Wada-Hadalada Somaliland Iyo Somalia Balse Siilaanyo Ma Yeeli Doona?

Warar Lagu Kalsoon yahay oo hada ku soo dhacaye dhagaha bahda shabakada wargane ay waxa ay sheegayn inu Madaxweynihii hore ee maamulka muqdisho u ku soo jeedo muqdisho iyo ujeedada Socdaalkiisa

Sida ay soo xaqiijinayeen wariye ku sugan maamulka muqdisho oo ka tirsan bahada shabakada wargane.com aya waxa u sheegaya in dhawaan u iman doono xasan sheekh Caasimada Muqdisho

waxaa la filaya inay la soo magacaabi doono gudida wada-Hadalada Somaliland Iyo Maamulka Muqdisho waxana la sheegay inu madaxweyne Farmaajo u guddoomiye uga soo dhigi doono Madaxweynihi hore Ee Somalia Md Xasan Sheekh Maxamuud

waxana nasiib daro ah inay xukuumadda Somaliland dib wada-Hadalo ulla Yeelato maamulka isaga dhexdiisi noqotay waraabe iyo adhi is ogaadhsanaye

Comments

comments