Deg Deg: Fanaanada Ka Tirsan Kooxda Xiddigaha Geeska Oo Siyaasada Ka Dhex Hilaacday Iyo Xisbiga Ay Ku biirtay Balse Waa Tuma ?

130

Deg Deg: Fanaanada Ka Tirsan Kooxda Xiddigaha Geeska Oo Siyaasada Ka Dhex Hilaacday Iyo Xisbiga Ay Ku biirtay Balse Waa Tuma ?

Fanaanada xamda queen oo taageero wali ah siisay xisbiga mucaaridka ah ee waddani iyada oo weedho hora uga soo baxay hoggamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Ku Soo Tuurtay Mujaahid Muuse Biixi Cabdi

Fanaanadan aya soo dhigatay baraha bulshada ee facbook waxanay qoraal kooban ku soo taxday heesta xisbiga waddani waxanay Tidhi sidan

Waqalka Da,aya Waa Waddani Bulshado Wadatah Waa Waddani Ninkii Diidayow Dilaac Viva Waddani Abdirahman Irro Allow Noo Daa Waa Siyaasi Qaran Muusana Waa Mujaahid Balse Imika Mujaahidnimo Shaqay mayso CV Noqon Mayso Meel u xirsi iyo cirro joogan waaa Dahab
Waa inu iyo Waddani Bulshoy

Comments

comments