War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Maal-Maha Soo Socda Safar Ugu Bixi Doona Dalka Ingiriiska

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Maal-Maha Soo Socda Safar Ugu Bixi Doona Dalka Ingiriiska

warar xoga gaal ah oo soo gaadhaye warbaahinta warganenews aya waxa ay sheegayan in madaxweyne siilaanyo loo qadin doono dalka ingiriiska isaga oo mudo kooban soo joogi doona dalka ingiriiska xaalada caafimada sidaya warbaahinta ku soo gaadahye

Waxana la filayaa in maalinta isniinta ee foode inagu soo haysa loo qaadayo madaxweynaha dalka ingiriiska waxana la sheegaye in madaxweyne siilaanyo u xaalada caafimad u joogay dalka isku tagga Imaaradka Carabta oo waxba laga soo qaban kari waayey xaaladiisa caafimada

Sida ay warbaahinta qaar qorayso waxa ka mid ah wargeyska Yool Iyo Warbaahinta 24somaliland Iyo Qaar kala oo Badan

Comments

comments