Guddoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Cirro ayaa si adag uga hadlay xafiisyo iyo masuuliyiin xisbiga WADDANI ka tirsan oo ay xukuumadda Somaliland xidh-xidhay.

Waxaana uu fariin digniin ah u direy xukuumadda KULMIYE, halkan hoos ka DAAWO muuqaalka warkaa

Comments

comments