Deg Deg: Weftigi Maxamed Kaahin Oo Si Toos Ah Wada-Hadalo Ula Furay Siyaasi Abdi Daakir Balse Muu ka Yeelay ?

Deg Deg: Weftigi Maxamed Kaahin Oo Si Toos Ah Wada-Hadalo Ula Furay Siyaasi Abdi Daakir Balse Muu ka Yeelay ?

Wefti u hoggaaminayey gudoomiye kuxigeenka labad labad ee xisbiga kulmiye maxamed kaahin aya waxa ay wada-Hadlo rasmi ah la yeeshan siyaasiga Da,ada Yar Ee Cabdi Daakir oo in mudo ah ku soo jiray arrimaha siyaasada horana uga tirsana xisbiga mucaaridka ah ee waddani

Siyaasi Cabdi Daakir iyo xulifada xisbiga kulmiye ee jaamac shabeel iyo axmed muumin seeda iyo maxamed kaahin aya waxa ay isla afgartan in ay u sii socadaan siyaasi Cabdi Daakir Wada-Hadalado isaga oo ka gaabsaday arrimaha aya waxa ay u soo bandhigan Ful Minister balse kamu yeelin sida ay wararku nagu soo gaadhan waxa la sheegay inanu ku qancin Wasiirnimo

Sido kala hora waxa aya waxa u uga tirsana xisbiga waddani isaga oo guddoomiye Cirro u balan qaaday inu xil wasiirnimo siin doono oo u ka diiday kana tanaasulay xilkii u ka hayey xisbiga waddani isaga oo u sii jeeda imika dhanka iyo xisbiga kulmiye oo ay wada-Hadalo u socdan

Waxana waraeku angu soo gaadhayn in siyaasigani u taageero weyn ka haysto gobalada Bariga Somaliland Ku Dhawaad 50,000 oo qof

Comments

comments

SHARE