Deg Deg: Ma Dhabaa Inu Samaale Ku Qacan Saydhay Muuse Biixi

Deg Deg Muuse biixi oo saaka ku jarmaaday salaadi subax gurigga u ka degan yahay magaalada hargeysa wasiirki hore ee Wasaaradda Maaliyadda Jsl Mudane Cabdicasiis M Samaale oo sid aad wada ogtihiin hore ugu qacan saydhay madaxda Sare Ee Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye Balse muuse maxa kala qabsaday

Sidaya wararaku nagu soo gaadhayan waxa la sheegay abaaro 7 subaxnimo waxa iska xaaditiyey albaabada samaale mujaahid muuse biixi cabdi oo ku garaacay albaabada

kulan yaro kooban oo ay ku wada qaatana aya waxa la sheegay inu muuse biixi quus ka joogo siyaasi samaale oo u muuse waji madhan kala soo nqoday samaale

waxabay waraku sheegayn inu samaale diiday inu dib ugu soo laanbto saaxad siyaasad xisbiyada oo u ganacsigiisi iska sii wadanyo

waxana la sheegaye inu muuse biixi raadinayo cidi lagu bedeli laha madax-Oloaha Xisbiga Kulmiye Balse samaal mid u dhigma ma hali doono?

Comments

comments