Deg Deg: Muuse Biixi Oo Si Heer Sara Ah Logu Soo Dhaweeyey Caasimada Hargeysa

????????????????????????????????????

waxa maanta si weyn loo soo abaabulay dad weyne tiro badan oo isku soo baxay shaarica iyo lamayada caasimadda Hargeysa oo lagu soo dhaweeyey Musharax muuse Biixi Cabdi oo ka soo noqday safarkiisi dar-Dar Galinta Ee Gobalka Tugdheer

Muuse Biixi iyo weftiagan oo hoggaminayey oo maata abaaro Shanti galabnimo Caasimada Hargeysa soo galay aya lagag hor tagay Xaafada 26 June oo ay taageero yeel miisan lhi ku qaabilan Barata

Wixii warar ah ee danbe Goor Dhaw naga Filo Sawiro iyo Daawashaba

Comments

comments