War Deg Deg Ah: Dawladda Sucuudiga Oo Ka Farxisay Somaliland Oo Xayirada Ka Qaaday Xoolahi Iyo Passaport Ka Somaliland Oo Lagu Xajao

War Deg Deg Ah: Dawladda Sucuudiga Oo Ka Farxisay Somaliland Oo Xayirada Ka Qaaday Xoolahi Iyo Passaport Ka Somaliland Oo Lagu Xajao

wax amaanta xadhiga laga jarayey Hotelka cusub ee Damal berbera oo ay iska ladahay shairkada weyne ee Dahashiil oo ay ka qayb galan wasiiro badan oo u wasiirka xanaanada xoolahu kaga dhawaaqay in xayirada laga qaaday Xoolaha Somaliland oo ka dhoofi doona Dekedda Berber

Wasiir cukuse aya sheegay inay kala soo heshiiyen Arrimaha xoolaha Iyo Passaportka somaliland ka dib marki u madaxweyne Farmaajo ku qacan saydhay xulifada sucuudiga

Comments

comments