War Deg Dega:Mid Kamida Gaadiidkii Weftida Xisbiga KULMIYE Oo Dhacay Iyo Siyaasiyiin Miisaan Ku Leh Xisbiga Oo Dhaawacyo Soo Gaadheen

Mid Kamida Gaadiidkii Weftida Xisbiga KULMIYE Oo Dhacay Iyo Siyaasiyiin Miisaan Ku Leh Xisbiga Oo Dhaawacyo Soo Gaadheen
gaadhi Lasocday Weftiga KULMIYE Oo Kudhacay Gobolka togdheer Ayaa Waxyeelo Kasoogaadhay Jama Haji Ahmed Roobo Oo Kamid Ah Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye, Mustafe Qalab Oo Katirsan Garabka Dhalinyarada KULMIYE iyo Ibrahin Eegle Oo Kamid ah Sawir Qaadayasha Xisbiga KULMIYE, …

Masuuliyiintan Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Ayaa Kamid Ahaa Weftidii Uu Hor Kacaayay Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Murashax Muuse Biixi Cabdi,Dadkan Ayaa Dhaawacoodu Yahay Mid Fudud Waxaana Hada La Filayaa In Lasoo Gaadhsiiyo Goobaha Caafimaadka Gobolka Togdheer

Comments

comments