War Deg Deg Ah: Ma Dhabaa Inay Siciid Cilmi Rooble Iyo Hogaamiye Xirsi Qacmaha Iskula Tagan Yaab

108

War Deg Deg Ah: Ma Dhabaa Inay Siciid Cilmi Rooble Iyo Hogaamiye Xirsi Qacmaha Iskula Tagan Yaab

Sida aya faagarayso shabakada 24somaliland oo aanu kaga soo xiganaynow wararkag saaka subaxii hore daabacaday aya waxa ay sheegtaya inay qacmaha iskula tagaan Balse Maxa Ka Jira

Wararka Ka Imanaya Xarunta Dhexe Xisbiga Waddani Ayaa Sheegaya Inuu Dagaal Gacan Kahadali Dhexmaray Hogaamiyha Xisbigaasi Xirsi Xaaji Cali Iyo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble lama Garanayo Sababta Dhalisay Dagaalkan Gacan Ka Hadalka Ah

Horaantii Sanadkii Tagay Uun Bay Ahayd Markii KhilaaF Noocan Oo kale dhexmaray Xirsi Iyo Xildhibaan siciid Cilmi Rooble

Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Waddani Ayaa Khaati Ka Tagan Khilaafka Soo Noq Noqonaya Ee Udhaxeeya masuuliyiinta Xisbigiisa

Comments

comments