Deg Deg: Ma Dhabaa In Axmed Zaki U Afhayeenka Qasriga Madaxtooyada Ka Hor Istaagay Shaw U Qaban Laha Hargeysa

Sida ay bahda shabkadda wargane Ka Soo Xiganayso Shabakdda 24Somaliland ay Caawa ku Daabacayso Wararkeda ayaa waxa ay qoran in axmed zaki laga hor istaagay Shawgi Hargeysa Balse Maxa Ka Jira

Deg Deg: Fanaanka Axmed Zaki Oo La Joojiyey Shaw U Ku Qaban Leh Hargeysa Iyo Cida Ka Danbeysay

Warar Lagu kalsoon Yahay ayaa waxa ay sheegayn shaw u Fanaanka caanka ah ee axmed zaki u ku qaban leh bisha Juley 7 Hotel Crown aya waxa la sheegayn in la diiday oo ay xukuumado Cencel saartay iyada oo abaabulayaashi Xafladu Markii ay Kaadhadhkii Doono Laga Diiday oo lo sheegay inay xukuumado cencel saaratay

Illo lagu kalsoon yahay ayaa waxa ay sheegayan inay Ka Danbayeen Kooxda Xiidigaha Geeska oo ay isku Diidan shawga inay Hal Mar Wada Qatban oo axmed zaki ka diiday in la dhiigo oo kaligi qabsano doono

Sida ay wararku nagu soo gaadhayan waxa ya sheegayn in gabi ahanaba shawgii Al-Baabada Loo Labay,Sida aya warar aan Rasmi ahayn Oo Aan La Xaqiijin Kariin ayaa  sheegayn inu ka danbeeyey Afhayeenka Qasrigga Madaxtooyadda Jsl Xuseen  Deyr

Comments

comments

SOURCE24Somaliland.com
SHARE