Daawo Sawirada Xasan Cali Khayre Oo La Timanaye Fanaaniinta Qurbaha Iyo Shaqadiisi Oo Noqotay Fan

Xasan Cali Khayre Oo gran waayey shaqadi u qaranka u hayey oo ka bixi lah Fan iyo baadhi aya waxa u ka qayb galay xaflad balaadhan oo ay isku yimeedan fanaaninta Qurbo joogta ah oo ka tumey xamar shawgii ciida

Taasina waxa ay muujinnaysa inu xasan cali khyre u yahay Qayro masuul Aan waxba Garaney oo lagu khasaaray booska u ka haye xukuumadda Farmaajo u Madaxweynaha Ka Yahay

Comments

comments

SHARE