Aqlabiyada xildhibaanada golaha deeganka magaalada Gabilay ayaa waxaa ay saxeexen mooshin ka dhan ah maayarka Magaaladaasi Maxamed Aamin Cumar Cabdi.

Xildhibaanadan oo tiradoodu tahay 15 xildhibaan ayaa waxaa ay sabab uga dhigeen mooshinkooodu ka dib markii maayarkoodu sameeyey hanti boob , ku takri fal awoodeed iyo qabyaalad qaawan isla markaana ay garteen in ay xilkaasi ka qaadaan

Comments

comments