Xog Culus: Madaxweyne Gaas Oo Maal Galiyey Jabhada Cusub Ee Lagag Dhawaaqay Somaliland

Waxa maalin Dhwayd ka Dilaacay Gobalada Sanaag ee ka tirsan xudoodaha somaliland Ee Magaalada Laas-Qorey Jabhad Cusub oo la magac baxaday (Gaadh Haye) Sida ay sheegana aay jiri jireen ila Dawladii Siyad Barre waxana ay shabakadda 24somaliland soo gaadhay warar sheegaya inay maal galisay,,

Sida ay sheegayan wararku waxa maal galisay oo hubsaysa Maamulka Puntland oo colaad ka wadda Gobalada Sanaag Ee Xudooda Somaliland

Hadaba Madaxweyne Gaas oo ciidanka gaadh Haye u abaabulay Sida u jabhad cusub uga aboori laha Somaliland oo amniga u allah ku maneystay khal-Khal u galin laha ayaa waxa la sheegay inu ciidan cusub ku soo daray oo si khaas ah u tooba baran oo sida tobabar mareykan ah

Comments

comments

SOURCE24Somaliland
SHARE