Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu ku hanjabey in uu gabi ahaanba xidhi doono idaacadaha BBC iyo VOA qeybtooda ka hawl gala Somaliland

Wasiirka ayaa sheegay in ay ka xukuumad ahaan awoodan in ay xidhaan waayo isaga oo sheegay in idaacadahaasi aaney wax faa,ido ahi Somaliland ugu jirin

” Idaacadaha VOA iyo BBC waanu haysanaa oo hadii aanu doono waanu saari oo waanu xidhi oo wax alaale iyo wax ay noogu fadhiyaan ma jirto ” ayuu yidhi wasiirku

 

Comments

comments