War Deg Deg Ah: Dekedda Berbera Oo Imika Dab Qabsaday Oo Wali Hilaacaysa

Warar Rasmi ah oo naga soo gaadhaye xafiiska wararka ee shabakadda wargane.com ayaa waxa ay sheegay inu imika dab qabsaday Dekedda Berber oo ila imika u socdo

sida ay wararku nagu soo gaadhayan ayaa waxa Dab ka dhashey Booyad Shidaal oo imika ku sugnayed Xarumaha Dekedda

Goor Dhaw Filo War Bixin Dhameystiran Isha Ku Haye Shabakada wargane.com

Comments

comments

SHARE