Deg Deg: Xaaladi Dekedda BerbEr Oo Cakiran Iyo Dabkii Oo Sii Kordhey

axaa goor dhaweyd uu dab ka kacay barxada Wajaale oo ka mid ah dekada Berbera isla markaana la dhigo konteenarada .

Ilaa hada ma cada sababta uu dabkaasi u dhashey balse dabka ayaa ka kacay hal Koonteenar oo goobtaasi yeelay kaas oo hada la bakhtiyey

Ciidanka dabdamiska Dawlada Hoose ayaaa isla markiiba u gurmadey isla markaana bakhtiiyey dabkaas isaga oo aan wax khasaare ah geeysan

Waa markii labaad ee muddo bil ah gudaheed uu dab ka kaco qeybo ka mid ah dekada Berbera balse ilaa hada lama aqoonsana sababta dabkaasi dhalineysa

Comments

comments

SHARE