Deg Deg: Ma Dhabaa Inu Madaxweyne Farmaajo Diiday Wada-Hadalada Somaliland Iyo Somaliya In Dib Loo Furo

Sida ay cadaynaso Shabakadda 24Somaliland ayaa waxa ay sheegayn Inu Madaxweyne Farmaajo ku qacan saydhay Wada-Hadalada Somaliland Iyo Somaliya In Dib Loo Furo

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxa ay dhawaan Codsi Dheer u dirtay Qaramada Midoobey si dib logu furo Wada-Hadalada Xukuumadda Siilaanyo Iyo Xukuumadda Farmaajo Balse Farmaajo Oo Arrinta Yasay Oo Ku Qosley Marki Warka Loo Geeyey

Illo lagu kalsoon yahay Oo Soo Gaadhaya Dhagaha Bahda Shabakadda 24Somaliland ayaa waxa ay sheegayn Inu Madaxweyne Farmaajo u ku qacan Saydhay codsigi somaliland ay ku rabtay in dib logu furo wada-Hadalada Somaliland Iyo Somalia,

Sida ay wararku sheegayn waxa shalay magaaladda Muqdisho ka soo Degay Xoghayaha Ku Xigeenka qaramada Midoonbey oo U Socday sidi u farmaajo ugale Hadli laha Arrimaha Siyaasada Somalia Iyo Somaliland

Balse Sida ay wararku nagu soo Gaadhayen waxa Sheegayn Inu Farmaajo ka Diiday ariinta Siyaasadad Ee Wada-Hadalada Somaliland Iyo Somalia

 

Comments

comments

SHARE