Deg Deg: Ma Dhabaa Arooska Xamda Yar Iyo Najiib Alfa Iyo Ujeedad Uu Tagay Najiib Xamar

Sida ay shabakadad wargane news kaga soo xiganayso warbaahinta 24somaliland oo saaka boga hore ku soo daabacday arooska qarniga ee labada fanaana ee najiib alfa Iyo Xamda Yar Balse maxa ka Jira?

warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhaya dhanka iyo xafiiska cusub ee magaalada muqdisho ayaa waxa ay sheegayn inu labada fanaan ee Reer Somaliland oo arooskoodo ka dhici Doona Villa Somalia

Labadan fanaan oo Deegan ahan Ka Soo Jeeda Reer Somaliland ayaa waxa u maharkooda lagu sheegaya inu ka dhici Doona Dalka Somaliya Ee Caasimada Muqdisho Gaar ahan Villa Somalia

Waxana arooskan ka soo qayb gali doona fanaaninti ugu caansanayd Eurub oo ay hogaaminayeen M Karaama Iyo Yurub Geenyo Iyo Qaar Kala Oo Badan

Dad badan ayaa is waydiinayey waxa najiib alfa Geeyey Muqdisho balse waxa geeyey wakhtiga oo jecelkiisa ay kagi sii horeysa Magaalada Muqdisho

Sido kala fanaanada Caanka ah ee xamda yar ayaa imika muqdisho ku sugan mudo ku dhaw 1 sanno iyada oo ka falaagoday somaliland oo aaminsan somaliweyn ayaa waxa ay quluubtada raacisay dhanka iyo Xamar

Comments

comments

SHARE