Deg Deg: Dawladda Mareykanaka Oo Sheekh Cali Dheera Imika Ka Saartay Liiska Argagixisada Al-Shabab

warar Rasmi ah oo naga soo gaadhaye dhanka iyo (CIA) Sgudaha ee dalka mareykanka aya waxa ay sheegayan inu imika laga saaray Liiska argagixisada al shabab Cali Dheera oo ah afhayeenka Kooxda AL-Shabab

Ilo wareedo lagu kalsoon Yahay ayaa waxa ay sheegayn inu (CIA) Ee Dalka Mareykanku ka saartay Sheekh Cali Dheera Liiska Argagixisada Ee Kooxda Al Shabab

Waxana Isla Maalin Dhaweyd Liiska Laga Saaray Aragixisada Al-Shabab Sheekh Mukhtaar Roobow

Comments

comments

SHARE