War Deg Deg Ah: Siyaasi Samaale Oo Shaqo Cusub Ka Helay Dalka Canada Oo Ka Hadhay Arrimaha Siyaasada

Illo Xoga gaal ah oo ay helaso shabakadda waragane ayaa waxay sheegay inu cabdicasiis maxamed samaale u Ka Degay dalka canada isaga iyo Qoyskiisi oo dhanba aya sida ay wararku nagu soo gaadhayen siyaasiga Samaale waxa u helay shaqo u dhaanta arrimaha Siyaasada.

Siyaasi samaale oo ka tirsan Madaxda Sare Ee Xisbiga Kulmiye aya quus ka taagan Arrimaha Siyaasada Somaliland Markii ay dhaafi wayday Reer Reer aya Siyaasi Samaale u ka rorey Reerkiisi Iyo Caruurtiisiba isaga oo u roray Dhanka Iyo Dalka Canada

Sida ay wararku sheegayn siyaasi samaale oo horre u aha wasiirka Maaliyadda Jsl ayaa waxa la sheegaye inu shaqo buuxda ka haley Banka Guud Ee Dalka Canada

Comments

comments