Somalia: “Madaxweyne Gaas Oo Somaliland Ku Tilaamay Al-Shabab” Sheegayna Inay Hubayso Kooxda Al-Shabab

Madaxweynaha maamulka Puntland ee dalka Somaliya ayaa waxaa uu eedo cul culus u soo jeediyey dawlada Somaliland , waxaana uu hawda u soo mariyey hadlo hanjabaad u muuqda.

Muddane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waxaa uu sheegay in dawlada Somaliland ay taageerto oo ay fangareyso kooxda Al-shabaab ee dagaalada iyo qaraxyada ka wada maamulkiisa , waa sida uu hadalka u dhigaye

Comments

comments