Deg Deg: Siyaasi Duur Oo Ka Dhex Hilaaci doona Xisbiga Kulmiye Iyo Xil Lo Sii Magacaabay

Wasiirkii Horre Ee Arrimaha Gudaha Jsl Ee Maxamed Nuur Caraale(duur) Oo Imika Ka Tirsan xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa la sheegaye Inu Heshiis la galay xisbiga Kulmiye oo u dhawaan ka dhex hilaaci Doono Xisbiga Kulmiye

Siyaasi Maxamed Nuur Caraale(duur) aya waxa la sheegay inu in dhaweydba Wada-Hadlo u socdaan Xisbiga Kulmiye Isaga Oo imika u soo xadhko xidhay dhankaa iyo Xarumaha Xisbul xaakimka oo loo magacaabay Madax Olalaha Xisbiga Kulmiye Markii U Samaale Ka Hadhay Arrimaha Siyaasada

Ila Lagu Kalsoon yahay oo naga soo gaadhaye ayaa waxay sheegayn inu kula heshiiyey Qadar Lacag ah oo lagu Qiyaaso 80,000 oo dooller ku sidi u ugu biiri laha Xisbiga Kulmiye,,,

Comments

comments