Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu xukuumada Madaxweyne Siilanyo uu ku tilmaamay xukumad aad u jiliicsan,

Faysal ayaa waxaa uu dawlada ugu baaqay in ay shacbigeeda ka war heyso oo ay daryeesho isla markaana waxaa uu carabka ku dhuftey hadii uu madaxweyne noqdo in uu la xisaabtami doono dawladaha jaarka la ah Somaliland gaar ahaan Itoobiya

Comments

comments

SHARE