Xog Culus: Damaca Iyo Milicsiga Xukuumadda Siilaanyo Ee Ceelasha Shidaalka Iyo U Raxlaynta Dawlada Sucuudiga

Ila Xogaal ah oo imika ku soo dhacayaha Xafiiska Wararka Ee Gobalka Awdal Ee Bahda shabakadda wargane ayaa waxa ay soo xaqiijisay Damaca Ay Xukuumadda Siilaanyo Uga Han Weyntahay Sida ay ceelsha Shidaalka Jsl Ay Ugu Wareejin lahayn Dawladda Sucuudiga Oo U Dabada Ka Wada Wiilka U Siilaanyo Sodaga Ugu Began Yahay Ee Cawil Baashe

Waxanay wararku sheegayn inu madaxweyne Siilaanyo Safar u goora Gali Doono maal maha soo socda Dhanka Iyo Dawlada Sucuudiga oo ay joogan Xubo Ka Tirsan Xukuumadda Oo Iskugu Jira Wasiiro iyo Agaasimayeel

Balsa Shacabka Reer Somaliland Maku Qanci Doonan In La Wareejyo Ceelsha Shidaalka Iyo Macdanta Dihin Ee Dhulka Barakeysa

Sidoo kala Dawlada Sucuudiga ayaa waxa u la damacsanyahay sid uu saldhi uga sameyn laha Qaar Ka Mid Ah Xuddoaha Jsl Oo Aanu Wararka Danbe Iidin Ku Sheegi Doono

Filo Warar Xasaasi ah Oo ay Iin Hayso Bahda Shabakadda Wargane Oo Iidin Leh Ciid Sead

 

 

Comments

comments