Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa barnaamijka Qanci Dadkaaga oo ka baxa telefeeshinka HCTV ,waxaana barnaamijkan Qanci Dadkaaga todobaadkan diiradda lagu saaray dhibaatooyinka uu sababay sicir bararka xadhkaha goostay ee dalka ka taagan,waxaana dhalinyaradii barnaamijka kasoo qayb galay ay su’aalo adag ku ganeen masuuliyiin ka socday wasaaradda Maaliyadda,Baanka dhexe ee Somaliland iyo waliba gudoomiyaha sarriflayaasha Somaliland.

Comments

comments

SHARE