Hambalyo Ciid Mubaarik Dhamaan Umada Islaamka Ah Maal Kasto Ay Ku Sugantihiin Akhristayaasha Shabakada Wargane

Hanti Leh Guud ee shabakada Wargne.com iyo shaqaaleKa Hawl gala shabakada waxaa ay dhambaal hanbalyo ah u dirayaan guud ahaan umada Muslimka ah gaar ahaan akhristayaasha sharafta iyo karaamada badan ee Wargane.com munaasibada ciidul Fidriga Awgeed

Dhamaan umada Muslimka ah waxaanu leenahay alleh sanadkan kiisa ha inagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo , sidoo kale Alleh SWT ha inaga aqbalo acmaashii suubanaa ee Bishii Ramadaan aynu soo sameynay

Hamlyo Ciid Wanaagsa Dhamaantiinba Akhristayaasha Gaar Ka Ah

Comments

comments

SHARE