Deg Deg: Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Jabhada Cusub Ee Gobalka Sanaag Ee Ay Ka Danbeyso Maamulka Puntland

Wasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxaa uu ka Hadley jabhad lagaga dhawaaqey magaalada Laasqoray ee gobalka Sanaag

Wasiirka ayaa sheegay in ciidanka jabhadaasi ay ka tirsan yahiin ciidamada Somaliland isla markaana aaney wax dhibaato ah laheyn

Sidoo kale wasiirul dawlaha ayaa waxaa uu sheegay in wasiiro dhawaan tagay magaaada Saylac ay soo dhameeyen  khilaaf ka tagnaa xildhibaanada golaha deeganka magaalada Saylac oo Maayar Cusub Doortey

Comments

comments

SHARE