Deg Deg: Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Iyo Safarkooda Sucuudiga Oo Ay Ka Soo Istaagan Waji Qalalan

Warar Lagu Kalsoon Yahay oo ay helayso bahda shabakada wargane ayaa waxay sheegayn xubno ka tirsan xukuumadda siilaanyo oo ku sugan dalka sucuudiga iyo ujeedad Socdaalkooda oo ay u tagaan sidi ceelsha Shidaalka Jsl Logu wareejin Leha Dalka Sucuudiga

Waxana ay isku soo af garan wayen Xuquq Qalink Iyaga Oo Qadarka Lacagad la isku Diiday waxana Dhex-dhaxaadinayey Isku Tagga Imaaradka Carbta oo dhan ka ah Heshiiska Ceelsha Shidaalka,

Ila Waradyo Lagu Kalsoon Yahay oo ay helayso bahada shabakada wargane ayaa waxa ay xaqiijinayn in xubno wasiiro ah oo u hoggaminayo wasiirka qasrigga Madaxtooyadda Jsl Md Maxamuud Xaashi Cabdi Inay quus ka soo istaagan arrimaha shidaalka Dalka Ee ay ku wareejinayn Suuqa Madow aya waxa ay ka soo istaagan Waji Qalalan

Comments

comments