Deg Deg: Faysal Cali waarbe Oo Si Adag Uga Hadlay Oo Aan Waxba Ula Hadhiin Xukuumadda Iyo Xisbiga Waddani Kuna Timaamey

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu goor dhaweyd xarunta xisbigiisa kula Hadley warbaahinta isla markaana waxaa uu ku baaqay in la xidho xadka ay Somaliland la leedahay dalka Itoobiya

” Maalin Kasta Somaliland waxaa soo gala boqol qof oo Itoobiyan ah , Safarada ay Itoobiya ku leedahay Somaliland na maalinti 10 qof ayey fiiso siisaa , markaas waa in tobanka Somaliland ka baxa toabankodu waa in ay Somaliland soo galaan oo waan in xadka la xidhaa ” ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe

Comments

comments

SHARE