Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimad awaa weyn ee reer Somaliland waxaa uu khudbadiisii maanta ee saalada Jumce uu kaga hadley bixinta Sakada gaar ahaan Saakatul Fidriga , waxaana uu bulshada ugu baaqay in ay badiyaan bixinta sakada gaar ahaan intan lagu jiro bisha Ramadaan

Somaliland: Daawo Khudbadii Sheekh Aadan Siiro Oo Maalo Badan Taabanaysa

Comments

comments

SHARE