Magaalada Laasqoray ee gobalka Sanaag ayaa waxaa lagaga dhawaaqey jabhad cusub oo loo bixiyey (Gaadh Haye ) , waxaana masuull goobtaasi ka hadleen ay sheegen in sababta ciidankan loo aas aasey ay tahay cadow badan oo ku soo socda gobalka Sanaag waa sida ay hadalka u dhigeene.

 

Comments

comments

SHARE