Safiirka dawladda Jabuuti ee u fadhiya Somaliland, ayaa ka cararay in uu ka jawaabo su’aal ay warbaahintu ka weydiisay diyaarado duqeymo ka geystay deegaanada Saylac ee gobalka Selel kuwaasi oo sida wariyahu sheegayo ay dawladda Jabuuti hore uga soo bixisay Raali-gelin balse ay arrintani noqotay mid soo noq-noqota

Comments

comments

SHARE