Deg Deg: Xukuumadda Somaliland Oo ku Fashilantay Passaportkii Somaliland Ee Dalka Sucuudiga Iyo Caalamkaba

Xukuumada Axmad Siilaanyo oo ku fashilantay socidsiinta pasaport ka Soomaalilnd kana doortay hirgalinta pasaportyada ajanabiga ee wadamada kala gadisan ee aysitaan masuuliyiinta soomaalilnd oo badidoodu ah qurba joog hore ugu tahriibay wadamada caalamka .

Xukuumada soomaalilnd oo soo daabacatay pasaport electronic ah oo.casriga ah waqtigii Cabdi Casiis Samaale oo ay kubaxaday dhaqaale aad ubadan op lagu bixiyay pasaport kaas qaaliga

Laakiin waxaa cadaatay ianaanay uba hawlgalin socodsiikna pasaport ka oo aanay uba hawlgalin socodsiinta pasaport ka soomaalilnd

Pasaportka soomaalilnd ayaa dadka qaatay aan gidiba udiidin visa oo meelwalba lagutagayo sida afrika iyo carabta iyo yurub iyo marayankaba waxaanay taasikbtusaysaa sida aanay xukuumadu diyaarba ugu ahayn inayku socodsiiso siyaasad cad oo aykuhagto pasaportka Soomaalilnd waxaana

Comments

comments

SHARE