Deg Deg: Fanaaniin Reer Somaliland Ah Oo Ciida Shaw Ku Qaban Doona Somaliya

Fanaaniin ka soo jeeda Reer Somaliland ayaa ciida ku qaban doona shaw balaadhan oo la isku arki doona magaalada Muqdisho waxana Logu Magac Daray  Shawgii Fanka Iyo Himilada Muqdisho oo ay iskugu iman doonan Fanaaniin ugu cad Cad Gayiga Somalida

waxanay fanaaniinta Reer Somaliland ka soo jeeda ka mid ah Al Fanaan Najiib alfa oo dhalasho ahan iyo Deegan hanaba Ka soo Jeeda Somaliland Iyo Fanaanada Caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi Yurub Geenyo Iyo Fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Nimcaan Hilaac Iyo Fanaanada Codka Talmoon Ee Xamda Yar Iyo Yuusuf Hanad Iyo Fanaanada Caanka ah Ee Hodan Cabdiraxmaan Dheer Iyo

Waxana Dhanka kala Ka Socon Doona Khadar Keeyo Iyo Ilka Case Qays oo ka soo jeeda Dhanka Iyo Deeganada Somaliya

 

Comments

comments

SHARE