Deg Deg: Diyaarada Qatar Airwey Oo Isticmaashay Hawda Somaliland Iyo Go,ankii Xukuumadda Oo Waxaba Kama Jiran

Deg Deg: Diyaarada Qatar Airwey Oo Isticmaashay Hawda Somaliland Iyo Go,ankii Xukuumadda Oo Waxaba Kama Jiran noqday

Caawa cabaara sagaalkii ayaa waxaa kala wareejiyay Diyaaradahii wadanka Qadar oo iska dhaga tirayay goaamadii Sukuumada Soomaalilnd kaga mamnuucaday Hawadeeda iyadoo diidanayd inay qaadato goaankaas mamnuucaya hawada Soomaalilnd ayaa caawa cabaara sagaalkii waxaa diyaaradii toos uga soo duushay madaarka Intebi ee wadanka Uganda waxaanay caawa soo gashay hawada Soomaalilnd waxaa amar toosa laga siiyay xarunta laga hago diyaaradaha ee magaalada Hargaysa Radaarkii yaalay .

Waxaanu amarku bixiayay inay halkaasi kanoqoo iyadoo mar qudha ujahaysatay jihada hwada soomaaliya iyadoo sidaaskaga baxaday hawada Soomaalilnd .

Caawa ayay qaadatay goaankii oo udhacay habqasaba ugu qaadatay goaanqasaba .

Comments

comments

SHARE