Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si aada Xukuumadda ugu dhaliilay qaabka ay u wajahday wada-hadalada u dhaxeeya maamulka Khaatumo iyo Somaliland, waxaana ay sheegeen in illaa hada lagu kooban yahay oo keli ah mabaadii guud balse ay ahayd in wakhtigan hoos looggu dhaadhacao heshiis rasmi ah oo laga gaadho arrintaasi iyaga oo sida oo kale na sheegay in ay aad uga xun in Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumaddiisu ay isku koobaan arin masiiri ah oo qaranka oo dhan u taala.

Comments

comments